Wararkii ugu dambeeyey Suuqa Bakaaraha & Khasaaraha ka dhashay dabkii xalay qabsaday

Waxaa saaka degan xaalada suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho oo xalay qeybo ka mid ah uu baabi’iyey dab khasaare maaliyadeed geystay oo socday muddo dhowr saacadood ah. Dabka ayaa ka bilowday qeybo ka mid ah Suuqa gaar ahaan goobta lagu iibiyo dharka celiska ah ee Hudheyda, isagoo ku fiday qeybta maacuunta iyo qeybo kale. Gaadiidka … Continue reading Wararkii ugu dambeeyey Suuqa Bakaaraha & Khasaaraha ka dhashay dabkii xalay qabsaday